Welcome to our book review site go-pdf.online!

You may have to Search all our reviewed books and magazines, click the sign up button below to create a free account.

Sign up

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA
  • Language: so
  • Pages: 374

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA

Maxaa sababay dib-u-dhaca dhaqaale, siyaasadeed, cilmi, cadaalad, wax-soo-saar, iwm., ee ummadda Soomaaliyeed? Buuggaag oo isku dayay inay su'aashan ka jawaabaan, waxay uga jawaabeen si khaldan. Jawaabaha khaldan ee ay buugtaasi xambaarsan-yihiin dhamaantood, waxaa ifiiminaya buuggan. Marka uu buuggu ka iftiimiyo khaladkadaadka jawaabahaas, wuxuu buuggu soo ban-dhigayaa jawaab aynaan hore u maqlin. Buugga Dhaliisha Dhaqanka Soomaalida, wuxuu ku salaysan-yahay cilmi-baadhis qoto-dheer oo muddo-dheer uu soo waday qoraaga buuggu. Cilmi-baadhistaas uu buuggu xambaarsan-yahay waxay iftiiminaysaa in dib-u-dhaca dhinac walba ah ee ay ummadda Soomaaliyeed kusoo jirtay ilaa wakhtigii ay miyiga (baadiyaha) degenayd uu sabab u yahay dhaqanka Soomaalidu. Doodda cilmiyeed ee uu buuggu ku salaysan-yahay waxaa weeye in dhaqanka Soomaalidu uu sababay dib-u-dhaca ku habsaday ummadda Soomaaliyeed. Buuggu wuxuu ka kooban-yahay toban (10) cutub. Cutub waliba wuxuu iftiiminayaa khaladaadka ku jira dhaqanka Soomaalida ee sababay dib-u-dhaca ummadda Soomaaliyeed. Waa buug soo bandhigaya meesha ay salka ku hayso dib-u-dhacaasi.

A Self-portrait of Somaliland
  • Language: en
  • Pages: 120

A Self-portrait of Somaliland

  • Type: Book
  • -
  • Published: 1999
  • -
  • Publisher: Unknown

None

Suugaanta Nabadda Iyo Colaadda
  • Language: en
  • Pages: 228

Suugaanta Nabadda Iyo Colaadda

None

“Dharaaraa Ina Soo Maray
  • Language: so
  • Pages: 486

“Dharaaraa Ina Soo Maray

  • Type: Book
  • -
  • Published: 2020-01-04
  • -
  • Publisher: Lulu.com

On the Somali National Movement.

Somalis do not lie in proverbs
  • Language: en
  • Pages: 191

Somalis do not lie in proverbs

  • Type: Book
  • -
  • Published: 2018
  • -
  • Publisher: Unknown

None

The Sane Society
  • Language: en

The Sane Society

  • Type: Book
  • -
  • Published: 1970
  • -
  • Publisher: Unknown

None

Hal Kaga Dayo
  • Language: id
  • Pages: 112

Hal Kaga Dayo

  • Type: Book
  • -
  • Published: 2020-06-15
  • -
  • Publisher: Unknown

Hal Kaga Dayo waa buug hage ah oo akhristayaasha siinaya talooyin dhaxalgal ah iyo tusaaleyaal nool oo ay sahay uga dhigan karaan hayaanka guusha ay higsanayaan. Buuggu wuxu soo bandhigayaa tiirarka horumarka ee haddii uu qofku cuskado uu ku fanan karo meelo sare oo nolosha ka mid ah. Waa hal ku dhigyo xikmadeed oo uu ku xagga danbe ku xusayo tusaaleyaal u marag furaya xaqiiqnimadooda.

Collection of Somali songs
  • Language: so
  • Pages: 302

Collection of Somali songs

  • Type: Book
  • -
  • Published: 1997
  • -
  • Publisher: Unknown

Somali songs.

Mad Mullah of Somaliland
  • Language: en
  • Pages: 380

Mad Mullah of Somaliland

  • Type: Book
  • -
  • Published: 2015-10-15
  • -
  • Publisher: Unknown

Military history of all the expeditions between 1900-1920 (when the Mullah was finally defeated by the employment of airpower). Lists of Commands & Staff, Orders of Battle. The author was Secretary to the Somaliland Administration,1916-21.

A Pastoral Democracy
  • Language: en
  • Pages: 406

A Pastoral Democracy

With a new Introduction by Said S. Samatar and an Afterword by the author